Khadka tooska ah ee Corona iyo wada sheekaysigu hada way xidhan yihiin, oo wada sheekaysigii hada majiro.

Khadka tooska ah ee Corona iyo wada sheekaysigu hada way xidhan yihiin, oo wada sheekaysigii hada majiro.

Waxaan rajeyneynaa inaan helno xal, in dadaalka mar labaad la bilaabo. Fadlan isha ku hay shabakadda wixii isbeddel ah.

Ilaa inta suurtagal ay ka noqonayso dib-u-dhiska khadka tooska ah, waxaad kala socon kartaa coronasmitte.dk wararka ku saabsan coronavirus / Covid-19 oo deenish ku qoran iyo mino.dk wararka ku baxa luqadaha kale. Is ogow naftaada iyo kuwa kalaba.