Khadka tooska ah ee Corona iyo wada sheekaysigii waa la xidhay.

Fadlan isha ku hay shabakadda wixii isbeddel ah.

Wararkii ugu dambeeyey ee la xiriira Coronavirus/Covid-19
quino-al-4SNUcHPiC8c-unsplash
Khadka tooska ah ee Corona iyo wada sheekaysigu hada way xidhan yihiin, oo wada sheekaysigii hada majiro.

Waxaan rajeyneynaa inaan helno xal, in dadaalka mar labaad la bilaabo. Fadlan isha ku hay shabakadda wixii isbeddel ah (…)

national-cancer-institute-2fyeLhUeYpg-unsplash
Hadda qof kasta oo ka weyn 18 sano waa laga baarayaa Corona.

Hadda qof kasta oo ka weyn 18 sano waa laga baarayaa Corona. Ka dalbo waqti halkan coronaprover.dk. Haddii aad leedahay astaamaha Corona weli waa inaad soo martaa xaga dhakhtarkaada.

Billede 22-05-2020 kl. 12.11
Laga bilaabo Maajo 18, 2020, Kaniisadda qaranka iyo bulshooyinka kale ee diimaha ayaa mar kale furi kara kaniisadaha, sunagogyada, masaajidda iyo wixii la mid ah ee ay dadweynaha u fidiyaan.

Halkan waxaad kala socon kartaa tilmaamaha (…)

Lyngby Hovedgade
Qorshaha dib loogu furayo Deenmaark oo la isla meel dhigay

Xukuumadu waxay 7.maajo soo bandhigtay qorshahaha soo socda, ee dib loogu furayo meelaha shaqada iyo xarumaha waqtiyada inagu soo fool leh.

Skærmbillede 2020-04-27 kl. 10.04.21
Sida loogu dabaaldago ramadan oo xaalada hadeer ee covid-19

Ramadan – somali from UIM on Vimeo.

Skoleskilt
Caruurta dhigata fasalka 0 ilaa fasalka 5-aad waxaa iskuulka loogu furayaa si tar-tartiib ah fasaxa påske-ha ka dib

Haddii aad ka cabsi qabtid ama aadan ogayn waqtiga iyo sida loo furayo iskuulkaaga ama xarunta xanaanada (daginstitution), la xiriir maamulaha iskuulka ama xarunta xanaanada. waydii dhammaan wixii su’aal ah ee aad qabtid.

Khadka tooska ah ee Corona iyo wada sheekaysigii waa la xidhay.

Fadlan isha ku hay shabakadda wixii isbeddel ah.