Khadka tooska ah ee Corona iyo wada sheekaysigii waa la xidhay.

Fadlan isha ku hay shabakadda wixii isbeddel ah.

Wararkii ugu dambeeyey ee la xiriira Coronavirus/Covid-19
corona
Macluumaad ku saabsan cudurka Coronavirus oo ku bixi doonaa 25 luqadood ayaa la soo dhigayaa bog cusub oo internetka ah (website).

Boggan cusub iyo khadka teleefanka ahba waxaad ka heli kartaa jawaabaha su’aalaha la xiriira cudurka Coronavirus oo luqaddaada ah.

Khadka tooska ah ee Corona iyo wada sheekaysigii waa la xidhay.

Fadlan isha ku hay shabakadda wixii isbeddel ah.